Miyuu Neymar Ku Saxnaa Inuu Ka Tago Barca? Macalinka Kooxdaan Ayaa Si Cajiib Ah Uga Jawaabay

Neymar ayaa wuxuu taahan yahay laacib ay Milkilayadiisa ay lee dahay Kooxda PSG, ee dalka Faransiiska, wuxuuna noqday xiddiga ugu qaalisan aduunka, xilli lagu iibsaday aduun dhan 222 Malyuun.

Macalinka Kooxdaan Ernesto Valverde, oo la hadlayay Muuqaal baahiyaha Kooxdaan, ayaa wuxuu sheegay in Neymar uu ku sexnaa inuu qaato go’aanka ah inuu ka tago Camaaliqadda dalka Spain.

Wuxuu sheegay in qofna aysan bedali karin waxa uu dhab ahaan isaga aaminsan yahay, isagoona intaas raaciyay Neymar uu doortay halka uu isaga is lee yahay wey uwanagsan tahay.

“Ma bedali kartid waxa uu qof dhab ahaan urumeysan yahay, Neymar waa shaqsi rux ah, wuxuuna aaday halka uu is lee yahay way kuu wanagsan tahay,” ayaa laga soo xigtay Tababaraha Barca, xilli uu la hadlay BARCA Tv.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close