Miyuu Zidane Garoonka Kusoo Bilaabi Doono Xidiga Ronaldo Kulanka Caawa? Isaga Ka Jawaabay

Maamulaha Naadiga Real Madrid, ee dalka Spain, una dhashay Faransiiska ee Zidane ayaa wuxuu sheegay in Ronaldo uu udiyaarsan yahay inuu wajaho Barcelona, wuxuuna si cad usheegay inuu laacib dadaal ugalay sidii udheeli lahaa.

CR7 ayaa wuxuusan kamid aheyn Safka Madrid ee si tooska ah udheelayay kulamadii udambeeyay marka laga soo tago kan United, oo ay kasoo qaadeen Koonka Super Cup-ka, kaasoo xitaa uu daqiiqado dheelay.




“Ronaldo, tababar dheeri ah ayuu sameeyaan, wuxuna udiyaarsan yahay inuu  dheelo kulankaan,” ayuu usheegay Wariyaasha macalinka Boqoradda Spain iyo Koobabka kale, ee laga dhigo Qaaradda Yurub.

Madrid iyo Barcelona, ayaa waxay caawa ku hardami doonaan garoonka Camaaliqadda Spain, waxaana kulankaan uu yahay Lusgta koowaad ee Koobka Supercop-ka, dalka Spain.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close