Mohamed salah aya biyo qabow ku shubay wararka la xiriirinaya kooxda Real Madrid

Mohamed salah aya biyo qabow ku shubay wararka la xiriirinaya naadiga Real Madrid asigoo ka Hadlayane wuxuu yiri : Hagaag, waan maqlay arimahaas waliba in badan lkn ima dhibeyso aniga si kastaba.
lkn waxaan ka helay Liverpool so dhaweyn wangsan waxeena ila dhaqmeen si qurux badan iyo waliba hadda waxaa i leh Liverpool Allah ka sogoow waana ku faraxsanahay joogitaanka garoonka  Anfield. isku daya inaad waxaas ka gudubtaan

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close