Morata Oo La Kulmay Macalinkiisa Xilli Conte Oo Durba Ka Naxsaday Xiddigaan: Sawirro

Macalinka Kooxda Chelsea, ee Antonio Conte, ayaa wuxuu markii ugu horeeyay cashir ku aadan Falsafadiisa siiyay Saxiixiisa cusub ee Alvaro Morata, kaasoo 80 Malyuun kala soo wareegay Naadiga Real Madrid.

Soo dhaweyn iyo isa habsiin kadib, Conte iyo Morata, oo kal hore isku soo yaqaan ayaa waxaa durba bilaabeen inay tababar shaqsi ah ay sameeyaan isaga iyo Morata iyadoona ciyaaryahankaan looga yaabsaday iskukuleynta.

Blues, ayaa waxay ku sugan tahay dalka Sinkabuur halkaa soo ay kusoo dheeli doonto kulmaadda fasaxa, waxaana ay la balansan tahay naadiyadda Bayern Munich iyo Inter Milan.

Hoos Ka Daawo Sawiradda

Italian tactician Conte directs instructions to the striker during Sunday's training session  

Antonio Conte, the Blues boss, speaks to his new signing at the Singapore American School

Alvaro Morata prepares to shoot at goal during his first training session as a Chelsea player 

Conte makes a gesture towards the Spanish forward, formerly of Real Madrid, in Singapore 

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close