Home » England » Mourinho oo dib u soo celinaayo daafac uu diray macalinkii hore Van Gaal

Mourinho oo dib u soo celinaayo daafac uu diray macalinkii hore Van Gaal

LAACIB.SO : Macalin jose mourinho ayaa Daafaca naadiga Burnley waxaa uu ku darsaday liiska ciyaartooyda uu doonaayo inuu keeno Garoonka Old Trafford xagaagani sida laga soo xigtay wargeyska sky sports, mirror football.

Daafacii hore ee ku soo baxay Garoonka Old Trafford ayaa la sheegayaa in ugu yaraan £30m ay dib ugu soo iibsan karto Kooxda United waa hadii ay noqotaa in dib loogu soo celiyaa ciyaaryahankoodi hore ee imanka udheelo naadiga Burnley .

Michael Keane ayaa laga iibiye Kooxda Burnley 2015-kii markaas oo uu LvG iska fasaxay daafacaan heerka caaalami ee reer england ah,Waxaa la xasuustaa in markii ugu horeeysay ee laacibkaan u saftay naadiga Manchester United uu hogaaminaaye Sir Alex Ferguson.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*