Mourinho Oo Wajahay Guuldaradii Ugu Xumeed Isago Ka So Horjeeda Kooxdiisii Hore Ee Chelsea .

 

Macalin reer Portuguese Morinho oo wajahay habee aad u dhib badan kadib

markii goroonkiisii hore uu macalinka ka ahaa isagoo macalin hadda u ah Manchester united

looga adkaaday 4 -0  macalin Antonio Conte’s ayaana ka dambeeyay guul darada isagoona ku garaacay gurigiisa Stamford Bridge .

Mourinho ayaa kala laaban doona gurigisii hore guul daro aad u qaraar taas

oo dhaxal siiyeen ciyaartowdiisii hore sida Pedro, Gary Cahill, Eden Hazard and N’Golo Kante ,

kuwa so u xaqiijiyay Chelsea saddex dhibcood oo nadiif ah .

Kulanka caawa ayaana ahaa guul daradii labaad ee Mourinho la kulmo

isago ah macalin  Premier League loogana dhaliyo afar ama shan ,

guul daradii u horaysay waxay ahayd ciyaartii Chelsea looga adkaaday 5-3 ayna ooga adkaatay Tottenham  2015 .

In kastoo natiijadan macalin ka reer portugues ay tahay mid ugu cusleed ee

Premier League uu kala kulmo hadana ma ahan mid u xun ee

dhamaan tartama qaarada yurub .

Mourinho natiijada ugu xun ee uu kala kulmay dhamaan

tartama waa xiligii uu macalin ka u ahaa Real Madrid kooxda Barcelona

ay oga badisay Real Madrid 5-0  sanadii 2010 kii .

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close