Mourinho oo weeraryahan halis ah lasoo wareegaya markii u qabto shaqada United-ka

Macallinkii hore kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa ah shaqsiga ugu cad cad ee badelka u ah macallinka Man United Lois Van Gaal.

Jose Mourinho ayaa diyaar u ah in uu ka dhigto saxiixiisa koowaad ee Man United xiddiga weerarka kooxda  Sassuolo  Domenico Berardi.

Ciyaaryahankan ayaa lahaan shadiisa waxa uu ka dhaxeeyaa kooxaha Sassuolo iyo Juventus kuwaas oo ka wada dhisan Talyaaniga.

Man United ayaa diyaar u ah in xiddigan ay bixiso qiimo kaste oo lagu bur burin karo heshiiska uu kula joogo Sassuolo sida lagu sheegay Gazzetta dello Sport.

Sikastaba Man United ayaa loolan adag kala kulmeysa saxiixa xiddigan kooxaha Liverpool, Tottenham, Barcelona iyo Bayern Munich oo dhamaantood xiiseynaya.

Related Articles

5 thoughts on “Mourinho oo weeraryahan halis ah lasoo wareegaya markii u qabto shaqada United-ka”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close