Muqdisho City oo usoo gudubtey semi-finalka dhamaadka koobka K/Kolayga ee Bariga Afrika

Kooxda Muqdisho City ayaa xalay u gudubtay semi-final-ka tartanka kubadda kolayga ee magaalooyinka bariga Africa kadib markii ay 87-68 ku garaaceen kooxda Jubba City ee wadanka South sudan.

Muqdisho City ayaa habeen dambe 8-da fiidnimo la ciyaari doonto kooxda Kampala kulanka Semi-Final-ka.

Sii hayaha safaaradda Soomaaliya ee Kenya Cali Maxamed Sheekh (Cali Begedi) iyo safiirkii hore Maxamed Cali nuur Ameeriko ayaa ka mid ahaa dadweynihii caawa garoonka soo buuxiyay.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close