MUUQAAL: Daawo Ronaldo Oo Soo Laabtay Xilli Uu Shabaqa Taabsiiyay Gool Qurux Badan

Ciyaaryahanka Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa wuxuu kusoo taabtay shaxda Los Blancos kadib kulamo badan uu wiilkaan garoonka soo galin, waxaana uu u dhaliyay kulankiisii ugu horeeyay ee Champions League, Gool aad u qurux badan.

Goolkaan uu dhaliyay CR7 ayaa wuxuu yimid daqiiqadii 11-aad qeybtii koowaad ee ciyaarta iyadoona uu ahaa mid aad ay uga soo shaqeeyeen xiddigaha Cad Cadka, islamarkaana looga soo baasay garabka, wuxuuna si raaxo leh ugu dhaliyay Lugta Midig.

Hadaba, waxaad halkaan hoose aad ka daawan kartaa muuqaalka iyo qaabkii cajiibka ahayd, uu wiilkaan udhaliyay goolkaan, iyadoona dhabtii uu umuuqanayo Ronaldo, inuu soo laabtay, islamarkaana uu diyaar uyahay inuu Real ka caawiyo inay Guulo badan ay gaarto.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close