MUUQAAL: Dhulka Ayaan Dhigay Fiiri, Martial Feer La Dhacay Laacib Ka Tirsan Man United!

Waxay aheyd daqiiqaddo baashaal ah, kadib markii Xiddigaha kala ah Anthony Martial iyo Joel Pereira oo ah Goolhayaha Seddaxaad ee United ay wadda dheeleen ciyaarta Feerka, oo ay caan ku yihiin Xiddigaha Murqaha waa weyn.

Ciyaaryahanka xooga badan ee garabka iyo weerarka ka ciyaara Red Devils, ee Martial ayaa wuxuu helay Labinta guusha kadib daqiiqaddo uu ay wadda xifaaltamayeen saaxiibkiisa kala tirsan Naadiga ugu guulaha badan Ingiriiska.

Martial ayaa wuxuu gaarsiiyay Goolhaya seddaxaad ee United, inuu dhulka dhigo, waxaana markii uu dhulka dhigay soo eegay Kaairadda isagoo muujianaya inuu guul ka gaaray Goolhaye Pereira.

Laacibtaan ayaa waxay kamid yihiin Safka Manchester United, ee ku sugan wadanka Mareykanka, gaara ahaan Magaalladda Los Angles, halkaas oo ay ku sameynayaan Tababarka Kulumadda Xagaaga cusub ka hor ka dheello.

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close