Muuqaal: Kylian Mbappe Kalliya Ma’ahan Weeraryahan Xariif Ah Ee Xitaa Waa Heesaa!

Xiddiga Kooxda Kubadda Cagta Monaco ee wadanka Faransiiska Kylian Mbappe, ayaa waxaa uu soo bandhigay in uusan aheyn kalliya Weeraryahan Xariif ah balse uu yahay Fanaan ama Heesaa.

Xiddigaan ayaa wuxuu hees ka hor qaaday qaar kamid ah xiddigaha kooxdiisa xilli ay isku diyaarinayeen kulan kamid ah Horyaalka wadankaas xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay.

Sheekadaan ayaa waxay soo ifbaxday dhawaan, waxaana ay kamid noqotay wax yaabihii sida weyn loogu falanqeeyay Baraha Bulshadda, iyadoona muuqaalkaan uu soo dhigay Bartiisa Inastgram-ka.

Haddaba, Muuqaalka uu xiddigaan la wadaagay Macaamiishiisa Baraha Bulshadda ayaad waxaad ka daawan kartaa halkaan Hoose:-

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close