NAANEYSTA loo yaqaano 16-ka kooxood ee isugu soo haray Champions League

Tartanka xiisaha iyo xamaasada leh ee Champions League ayaa soo rogaal celiyay iyadoo caawa uu bilaaban doono wareegiisa 16 ka

Juventus iyo Tottenham ayaa qoorta iskula jira halka Manchester City ay la cayaareyso Basel

Haddaba Aqrista waxaan halkan kugu heynaa Naaneysta loo yaqaano 16-ka Kooxood ee isugu soo haray Champions League:

Barcelona – Barça, Blaugrana (Blue and Reds), Culés (Bottoms).

Basel – Bebbi

Bayern – Die Roten (The Reds)

Beşiktaş Bayern – Black Eagles

Chelsea – The Blues.

Juventus – Vecchia Signora (Old Lady)

Liverpool – The Reds

Manchester City – Citizens, The Sky Blues

Manchester United – The Red Devils

Paris Saint-Germain – PSG

Porto – Dragões (Dragons)

Real Madrid – Merengues

Roma – La Lupa (The Wolf)

Sevilla – Palanganas (Washbasins)

Shakhtar Donetsk – Pitmen

Tottenham – Spurs

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close