Navas Oo Daboolka Ka Qaaday Qorshe Ay Ku Heshiiyeen Xiddigaha Real Kulanka Supercopa Ee Caawa

Wuxuu sheegay inay diyaar uyihiin inay kabaha la dul maraan Barcelona, islamarkaana ay ka go’an tahay hadii ay Laacibiinta Barcelona uga soo adkaan lahaayeen, wuxuuna sheegay inay sameyn doonaan sidaas.

Navas, Xiddiga heerka caalami ee dalka Costa Rica, ayaa wuxuu sheegay Madrid ay usoo diyaar garowday inay qaadato guul, aysan ku qanci doonin waxa aan aheyn guushaas, isagoona ugu baaqay saaxiibadiisa inay dadaal muujiyaan.




“Madrid, waxay udiyaarsan tahay mar waliba ay guul ka qaadato marka kooxaha ay la dheeleyso marka kana, waa sidii oo kale, waana ku heshiisnay inaga oo dhan,” ayuu sheegay xiddigaan ka hor kulanka caawa soo dhacaya.

Kulan ciyaareedkaan ayaa wuxuu soo dhici doonaa (22:00), waxaana la filayaa inuu ka dhoco garoonka ay ku dheesho camaaliqada dalka Spain, ee Barcelona, iyadoona uu yahay mid aad uxiiso badan.

Image result for Navas

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close