Pep Guardiola oo doonaya in uu la kulmo madaxa u sareeya garsoorka Premier Leageu sabab ?

Maamulka kooxda Kubada Cagta Manchester City ayaa qorshaynaya in ay kulan la qataan

maamulka garsoorayaasha horyaalka Premier League

Macalinkooda pep Guardiola muhiimada kulan kan ayaah in macalinka kooxda

loo sharaxo sharciyada cusub ee dhawan lagu so kordhiyay horyaalka Premier League

Guardiola ayaa dhawan ka dhawaajiyay in uu ku jahawareeray sharciyada lagu hago Premier League

kadib markii ciyaartowda kooxdiisu ay la kulmen nagaaxyadii ugu badnaa iyagona qaatay 4 kaadhka cas ah

iyo 40 kaadhka digniinta ah ee Jaalaha taas oo micnaheedu yahay in  ciyaartowda City noqdeen kuwo ugu

badan qadashada calaamadaha .

Mike Riley iyo macalin Guardiola ayaa la filayaa in ay kawada xaajoodaan in badan oo ku saabsan

sharciyada kubadda cagta horyaalka Premier League lakiin ilaa hada lama cayimin waqtiga uu sida

rasmiga ah u dhici doono kulankan .

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close