PSG oo 3 ciyaaryahan oo halis ah ka dooneysa Chelsea

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa dagaal u gali doonta soo xero gellinta xiddigaha kooxda Chelsea ee Eden Hazard iyo Thibaut Courtois .

Labadan xiddig ayaa ka mid ah ciyaaryahanada ugu muhiimsan Chelsea, waxaana PSG ay dooneysaa in ay keento horyaalka France.

Chelsea ayaa weyn karta xiddigo dhowr ah mahadaama loo badinayo in aysan kasoo qeyb gali Karin koobka Champions League xilli ciyaareedka soo socda.

Sikastaba  Paris Saint-Germain ayaa sidoo kale dooneyso in ay lasoo wareegto xiddiga Diego Costa , waxaana hubaal ah in Chelsea ay weyn doonto xiddigo muhiim ah haddii ay usoo bixi weyso Champions League.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close