QIIMEYN: Kumuu Ahaa Xiddigii Spurs-ka Ka Yaabsaday Intii Ay Socotay Ciyaartii Lagu Soo Garaacay 2/1 Ka Tirsaneed PL?

Kooxaha Chelsea Iyo Tottenham ayaa wadda dheelay kulan ka tirsan Horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League, waxaana ciyaartaas ay kusoo dhamaatay 2-1, oo waxay guusha raacday Kooxda Chelsea

Xiddiga cusub ee Chelsea, wiilka Faransiiska udhashay ee Tiemoue Bakayoko, ayaa waxaa lasoo calaamadeenayaa inuu ka yaabsaday xiddigaha Naadiga Spurs-ka, intii ay socotay ciyaartaan, wuxuuna sameeyay taabsho aad ubadan.

Ciyaaryahankaan ayaa waxay Blues kusoo gadatay aduun dhan 40 Malyuun, wuxuuna kaga soo dhaqaaqay Horyaalka dalka Faransiiska kooxda ka dhisan ee AS Monaco, isagoona noqoqa mid durba la qabsaday EPL-ka.

Bakayoko, ayaa waxaa la sheegaya inuu muujinayo inuu yahay mid uqalma in lagu soo bilaabo kulankaan, waxaana durba sameeyay xiddigaan taabsho badan iyo caawiwaad aad ufara badan.

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close