Ramadaan Kariim – Shabakadd LAACIB.SO oo idinkugu hambalyeyneysa dhalashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Shabakada LAACIB.SO waxey dhamaan umadda muslimiinta ah gaar ahaan soomaalida ugu hambalyeyneysaa bilshada bisha barakaysan ee Ramadaan. inagoo si khaas ah hambalyo ugu direyna akhrsitayaasha meel walba oo ay dunida ka joogaan.

Ma jirto wax ka kheyr badan inaan isugu hambalyeyno bil kheyr iyo barako badan isla markaana aan idiin rajeyno inaad si qurux badan ku dhameysataan adinkoo ka faa’ideysta kheyrkeeda.

Meel walba oo aad dunida ka joogtaan waxaan idin leenaha Ramadaan Karim – Kullu Caam wa antum bikheyr.

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close