RASMI: Macalinka Barca Oo Shaaciyey Liiska Ciyaartoyda U Dheeleysa Kooxdiisa Kulanka Berri

Maamulaha kooxda kubada cagta Barcelona, ee Ernesto Valverde, ayaa wuxuu shaaciyey liiska ciyaartoyda udheeli doonta naadigiisa kulanka ay usafri doonaan naadiga Real Sociedad, kaasoo ka tirsan horyaalka La Liga.

Valverde ayaa wuxuu soo magacowday liis ciyaaryahano oo waa weyn, wuxuuna umuuqdaa mid diyaar u ah inuu soo qaato labinta guusha, islamarkaana laba dhinac ka dhiga naadiga Real Sociedad, oo aanan dab yar shideen.

Magacyadda uu Valverde soo xushey ayaa waxaa kamid ah: Lionel Messi, Luis Suarez, Dembele, Paulinho iyo ciyaaryahano kale, oo waa weyn.

Hoos Ka Arag Liiska Oo Dhameystiran;

Tags

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close