RASMI: Shaxda Xulalka Jarmalka Iyo Australia Ee Kulanka Caawa Oo La Shaaciyay

Xulalka Jarmalka Iyo Australia, ayaa sacado kadib waxa ay ciyaartooda ay ka bilaaban doonaa wadanka Ruushka, waxaana labadaan dal ay isaga hor imaanayaa Koobka Confederation Cap, ee hadda ka soconaya.

Warbixinta Kulanka: Confederation Cap: Australia Vs Germany, Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulankaan

War hadda soo baxay ayaa waxaa lagu xaqijiyay safka rasmiga ah oo ay labadaan dal kusoo galayaan garoonka labada kooxood, waxaana shaxdooda ay tahay sidaan hoos ku xusan.

Australia: Ryan; Degenek, Sainsbury, Wright, Luongo, Milligan, Leckie, Mooy, Rogic, Behich, Juric.

Germany: Leno, Kimmich, Mustafi, Rüdiger, Hector, Brandt, Rudy, Goretzka, Draxler, Stindl, Wagner.

Image result for Australia vs Germany

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close