RASMI: Sissoko oo ku biiray kooxda Tottenham

Kooxda k dhisan cariga London ayaa lasoo saxiixatay xiddigii kooxda Newcastle United iyo xulka Faransa ee Moussa Sissoko.

Naadiga Tottenham ayaa xiddigan ku qarash gareysay adduun dhan 30 milyan ginni, saacadihii ugu dambeyy suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.

Xiddigan ayaa qarka u saarnaa in uu ku biiro kooxda Everton, balse Sky Sport  ayaa sheegtay in xiddigan uu doortay Tottenham, isla markaana uu diiday kooxda uu hoggaamiyo Ronald Koeman

Sikastaba Moussa Sissoko ayaa kooxda Tottenham ku doortay ka ciyaarista Champions League, isagoo u saxiixay heshiis shan sanno ah.

CrOEVgdXgAA0zGS

Related Articles

2 thoughts on “RASMI: Sissoko oo ku biiray kooxda Tottenham”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close