Real Madrid Iyo Manchester United Oo Dagaalamaya Saxiixa Goolhayaha Premier league ka Ciyaara, Waa Kee?

Damaca kooxaha qarada ayaa weli xasaasi ah iyadoo aan lagarin suuqa kala iibsiga ee xiga kan, Majaladda Don Bollon ayaa daabacday in naadiga Red Devils-a ka ay aad u baadi goobeeyso xidiga kooxda Lagu naaneeyso Foxes ( Dawacooyinka) Liecester City, goolka u qabta Shcmeichel.

Dhinaca kale Real Madrid ayaa la sheegay inay sidoo kale dooneyso goolhayaan reer Denmark. Madrid waxaa lala xariirinaayay dhowr goolhaye oo ay ku jiraan De Gea iyo Courts kuwaasi oo ay ku dhagan yihiin kooxohooda.

Sikasta Shcmeichel hada waa 30 jir waxaan kooxda reer Old Trafford ay baadi goobeeysay dhowr sano.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close