Real Madrid oo iska leexisay mar kale dalab ugu yimid kooxda Chelsea

Laacib.so Daily Mirror ayaa wuxuu daboolka ka qaaday In Kooxda Real Madrid ay markale iska soo diiday dalab heshiis amaah ah ay Chelsea kaga dooneysay xiddigeeda James Rodriguez.

dalb

Kooxda Antonio Conte ayaa dalab ka gudbisay wiilka reer Colombia kaa oo weli aan la hubin mustaqbalkiisa Bernabeu,

balse dalabka ayaa ahaa mid ku meel gaar ah iyadoo Real Madrid ay dooneyso kaliya dalab joogta ah in laga soo gudbiyo xidigeedan Colombia.

Florentino Perez ayaa waxay ku dooneysaa xidigeedan James Rodriguez 60-milyan oo bound kaa oo lasoo warinayo inuu doonayo inuu u dhaqaaqo Premier League ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga arbcada soo socota.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close