Real oo dhib la’aan uga badisay Legia Warszawa, Juventus oo dirqi uga baxsatay Lyon iyo Natiijooyinka kullamadii xalay la ciyaaray

Natijooyin kala duwan ayaa kasoo baxay kullamadii xalay la ciyaaray kuwaas oo ka tirsanaa koobka Champions League.

Kooxda Real Madrid ayaa  dhib la’aan uga badisay Legia Warszawa, halka Juventus ay ku adkaata gool madi ah.

Champions League – Group E October 18

Bayer Leverkusen 0 – 0 Tottenham Hotspur

CSKA Moscow 1 – 1 Monaco

Champions League – Group F October 18

Real Madrid 5 – 1 Legia Warszawa goolasha Bale, Asensio,Ronaldo, Vazquez,Morata iyo gool uu iska dhaliyay Jodlowiec

Sporting CP 1 – 2 Borussia Dortmund.

Champions League – Group G October 18

Club Brugge 1 – 2 FC Porto

Leicester City 1 – 0 FC KoebenhavnChampions League – Group H October 18

Dinamo Zagreb 0 – 1 Sevilla

Lyon 0 – 1 Juventus goolka Cuadrado

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close