Home » Champions League » Real Vs Juve: Hadalheynta Final-ka UCL Iyo Jamaahiirta Labadda Kooxood Ee Soomaalida

Real Vs Juve: Hadalheynta Final-ka UCL Iyo Jamaahiirta Labadda Kooxood Ee Soomaalida

Kooxaha Real Madrid Iyo Juventus ayaa waxa ay caawa fooda isku dari doonaan Final-ka Koobka koowaad ee ugu xiisaha badan ee Qaaradda Yurub, waaana meelaha laga daawan doono kamid ah Soomaaliya.

Taageerayaasha Soomaalida ee Labadaan Kooxood ayaa waxa ay yihiin kuwa aad usugaya Ciyaarta soo galeysa saacadda Geeka Afrika marka soo dul istaagto 21:45, iyagoona si weyn iskugu diyaarinaya.

Jamaahiirta Real ayaa dhankooda waxa ay lee yihiin waxa waa Habeenkii Real Madrid ay ku 12 kaga dhigan la haayd Koobka Koowaad ee ugu xiisaha badan Yurub ee Champions League-ga, ayna guul gaari doonaan.

Halka Taageerayaasha kooxda Juve, ee Soomaalida ee kulanka Caawa guul gaari doonaan islamarkaana ay ka aarsan doonaan Jabkii Barca ee 2015-kii. Balse ka arki doonee wax kala qabsada Labadda Kooxood.

Waxaa Qoray: Cabdi Raxmaan Cadaani

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*