Roberto Firmino oo dhacdo cusub loo diiwaan galiyay

Xiddiga kooxda Liverpool Roberto Firmino ayaa wacdaaro ka dhigaya horyaalka xiisaha badan ee Premier League markii uu dhaliyay dhowr gool.

Weeraryahanka reer Brazil ayaa dhaliyay shan gool  toddobadii ciyaar ee ugu dambeysay horyaalka Premier League.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close