Roma Vs Milan wax walba oo aad oga baahantahay kulanka cawa halkan ka ogow

Roma iyo Milan ayaa caawa kuwada ciyaari doona  magaalada caasimadda ah ee Italia, Rome.

Kulan oo magac gaar ah lagu tilmaamay oo ah ‘Kaalinta labaad’ kaaas oo micniihiisu yahay in kooxdii badisa kulan ay kaalinta labaad gali doonto xaga kala horaynta horyaalka madama hada isku dhibco yihiin .

Line up ka Roma :Wojciech Szczesny ,  Antonio Ruediger ,  Konstantinos Manolas, Federico Fazio, Emerson, Daniele De Ross, Kevin Strootman, Stephan El Shaarawy, Radja Nainggolan, Diego Perotti, Edin Dzeko

Line up Milan : Mbaye Niang, Gianluca Lapadula, Suso, Giacomo Bonaventura, Manuel Locatelli, Mario Pasalic, Mattia De Sciglio, Alessio Romagnoli, Gabriel Paletta, Ignazio Abate, Gianluigi Donnarumma

Warbixino kusaabsan labada koox

  • Kevin Strootman ayaa kulan kaso muuqan doona kadib markii uu oo soo dhamaystay labo kulan oo ganaax uu ku maqnaa .
  • Giacomo Bonaventura ayaa ciyaari doona kulan aadk a u adag .
  • Vincenzo Montella waxa ka maqnan doona Juraj Kucka
  • -Roma ayaa badisay 10 kii ciyaar  ee ugu dambeeyey Serie A-da oo ay gurigeeda ku ciyaartay
  • Roma ayaa wax guul daro ah kaga iman Milan 11 kamid ah 12 kulan oo ay gurigeeda ku qaabishay .
  • Milan 11 oo kamid ah 12 kulan oo ay ciyaartay marnaba lagama badin .

Shaxda Roma  : 4-2-3-1

Shaxda AC Milan : 4-3-3

Garoonka : Olimpico (Rome).

Waqtiga : 23: 00 Caawa shan saac

Al biitaraha :  Paolo Silvio Mazzoleni

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close