Rooney oo ka hadlay waxa uu ka xasuusto paul pogba

Laacib.so; Wayne Rooney ayaa qirtay inuu ku faraxsan yahay in uu ka garab ciyaaro Paul Pogba kaaso mar kale Manchester United dib ugu soo noqon kara “war aad u weyn” saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe.

Goal ayaa qabta in wiilk yaraha qadka dhexe uu man ku iman karo €110 kadib afar sano oo uu ku qaatay kooxda juvantus

Inkastoo Pogba uu todobo kulan oo uu u saftay Manchester United, Rooney ayaa xusuusta maskixiyan xiddiga reer France awoodisii waqtigaasi kooban
Kabtanka England ayaa sheegay in 23-sano jir ah uu leeyahay

“ganacsiga ugu sareya Old Trafford”
mar ay weydiisay Daily Mail waxa uu ku xasuusto tababarkii pogba .ayuu ku jawaabay bur bur

“Waxa uu ka mid ahaa kuwa ciyaaryahan, markaay tababaranayaan gees iskaga baxa , . waxa uu lahaa xirfad gooni ah oo u lasoo baxayay , laakiin maxaa kaliya dhacay .

“waxaat xitaa u baahan tahay in aad dib u hesho . waqtiga soo socda isaga waan soo qadan karna . Sidaas, hadii uu yimaado, Waxaan sugaya in mar kale aan la midoowo !.

“Laakiin hada wuu awood weyn yahay , qaar ka mid ah waxyaalihii uu sameyay ,tan iyo marku naka tagay ayaa sare usii qaday .

“Waxaan rajeynayaa in uu u soo socday oo uu doonayo inuu ku soo laabto United oo ay caddeeyaan in uu yahay ciyaaryahan heer sarre ah.

“Hadii uu ku faraxsan yahay inuu u noo ciyaaro , waxaan noqon doonaa mid ku faraxsan inaan dib u helno isaga. Hubi in uu dareemi ganacsiga hada socda , waxa uu noqon lahaa war qoraal ah oo aad u weyn oo ay kooxda ku faraxdo ”ayuu hadal kiisa kusoo gaba gabeyay rooney . “

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close