Saadaasha Qabiirka Sky Sports oo mar kale saadaal kasoo bixiyay kulamada Sabtida iyo Axada ee Horyaalka Premier League

Paul Merson is back with his Premier League predicitons

Qabiirka Sky Sports Paul Merson oo marna aan ka daalin Saadaasha isbuuclaha ee horyaalka Premier League walow uu maraya xilliga uu ugu xasaasi badan yahay.

Kulamada ugu adag oo kamid ah Arsenal oo usafri doonta Manchester United, Tottenham oo fooda ay isdari doonan Swansea City, halka West Brom ay la ciyaari doonta Crystal Palace.

Sidoo kale Merson aya sadaal ka bixiyay kulanka Southamton ay soo dhaweyn doonta Chelsea, Leicester vs Norwich City, West Ham vs Sunderland iyo Watford vs Bournemouth.

Hadaba Halkaan Ka Arag Saadaasha Qabiirka Sky Sports ee Isbuucan

KooxdaSaadaasha Merson
Manchester United ?-? Arsenal1-2
Leicester City ?-? Norwich City2-1
West Brom ?-? Crystal Palace1-1
Southamton ?-? Chelsea1-1
Stoke  City ?-? Aston Villa3-0
Watford ?-? Bournemouth1-1
West Ham ?-? Sunderland3-1
Tottenham ?-? Swansea City2-0
 ??????????? vs ?????????-?
????????? vs ???????????-?

Related Articles

9 thoughts on “Saadaasha Qabiirka Sky Sports oo mar kale saadaal kasoo bixiyay kulamada Sabtida iyo Axada ee Horyaalka Premier League”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close