Safafka rasmiga ah kooxaha Arsenal iyo Reading ” Giroud oo keydka la cun siiyay

Holding iyo  Gabriel ayaa lagu soo billaabay qeybta dhexe ee daafaca, mahadaama la nasiyay qaar ka mid ah xiddigaha ugu muhimsan kooxda Arsenal.

Xiddigaha Iwobi iyo Lucas ayaa hoggaaminayo weerarka Arsenal, halka keydka la dhigay xiddiga Giroud

Arsenal: Martinez, Jenkinson, Holding, Gabriel, Gibbs, Elneny, Maitland-Niles, Ox, Jeff, Iwobi, Lucas

Subs: Macey, Bola, Bielik, Sheaf, Zelalem, Willock, Giroud

Reading: Al-Habsi, Watson, Obita, Moore, Blackett, Kelly, Van den Berg, Evans, McCleary, Harriott, Samuel

Subs: Moore, Swift, Wieser, Kermorgant, Meite, Quinn, Gravenberch

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close