Mourinho & Xidigaha Kale Ee United Oo Kusoo Laabtay Xerada Tababarka Ka Hor Kulanka Reds [Sawirro]

Ciyaaryahanada Kooxda Manchester United, ayaa waxay dib ugu soo laabteen garoonka tababarka kadib markii ay soo guteen qaarkooda, waajibaadka xulkooda qaran, oo ay ugu soo mataleen ciyaaraha Isreerebka koobka aduunka.

Laacibiinta kusoo laabatay xarunta tababarka ee Red Devils ayaa waxaa kamid ah, Zlatan Ibrahimovich, kaasoo mudooyinkii dambe ahaa mid dhaawac ah, waxaana haatan uu isku diyaarinayaa inuu matalo United.

Jose Mourinho, maamulaha kooxda ugu guulaha badan, UK ayaa sidoo kale qeyb ka ah, dadka maanta kusoo laabtay xarunta tababarka ee United, waxaana ay ka yaabsadeen dadka, kadib markii ay sameeyeen sheeko cajiib ah.

Sheekadaas ayaa waxay tahay inay kuwada yimaadeen Gawaari aad u qurux badan, kuwaasoo lagu sheegay inay yihiin kuwii ugu dambeeyay oo lag adeegsado Dunida horumartay, oo uu kamid yahay Dalka Britain.

Ciyaartoyda dib ugu soo laabatay Old Trafford, ayaa waxay isku diyaarin doonaan kulan ciyaareedka xiisaha badan oo ay la balansan yiiin Liverpool, waxaana uu ka dhici doonaan Gurida Reds, iyadoona uu yahay 14-ka bishaan.

Zlatan Ibrahimovic is continuing his rehabilitation from injury

Jose Mourinho will hope the talismanic striker will be back in action soon

Although Ibrahimovic will struggle to oust Romelu Lukaku from the starting XIThe Spaniard had time to stop and sign autographs for patient fans

Ander Herrera also pulled over for a chat

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close