SAWIRO: Maxaa U Sabab Ahaa Bar Bar Dhicii Ay Maanta Gashay Naadiga Liverpool?

Kooxda kubadda cagta Liverpool, ayaa waxay dheeshay kulankeedii ugu dambeeyay ee Horyaalka Ingiriiska, iyadoona la ciyaartay Naadiga Watford, wuxuuna kulankaan ka dhacay garoonka Watford.

Macalin Klopp ayaa wuxuu garoonka kula soo shir tagay badi ciyaartoydiisa waa weyn, waxaana kalliya ka maqnaan xiddigaha Coutinho iyo Lallane, waxaana ciyaarta ay usoo dhamaatay 3-3.

Kooxda ka dhisan Gobolka Marasites waxaa Goolasha udhaliyay xiddigaha kala ah Maxamed Saalax, Mane iyo Firmino, iyadoona goolka looga nax saday goolka ugu horeeya wallow ay dib hogaanka uwareegtay.

Reds ayaa waxay umuuqatay in ciyaarta gabi ahaanba uu Daafaceedu ahaa mid aad uliitay, waxaana Falanqeeyayaashii ciyaarta sidaa tooska ah utabinayay ay isku raaceen in guularadda Kooxdaan ay sabab u aheyd Daafaceeda uu liitay.

Miguel Britos earned a spectacular draw at Vicarage Road as his injury-time goal sent the game to 3-3 Stefano Okaka opened the scoring at Vicarage Road after powering a header past goalkeeper Simon MignoletSadio Mane provided an emphatic comeback for the visitors with a smart finish which was curled into the top corner

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close