SAWIRO: Mertesacker Oo Xusul Looga Dhuftay Wajiga Sababtay Inuu Wax Yeelo Kasoo Gaaro, Yaa Ku Dhuftay?

Daafaca Kooxda Arsenal, ee Per Mertesacker, ayaa kulankii ay xalay ka dheeleen Chelsea, ee ka tirsanaa finalka Koobka Community Shield, ayna ugu awood sheegteen Blues Rigoorayaal 4-1, kasoo gaaray dhaawac iska fudud.

Dhaawaca soo gaara xiddigaan ayaa wuxuu yimid kadib markii uu Suxul Wajiga kaga dhuftay dhigiisa Chelsea ka tirsan ee Carry Cahil, waxaana ay sababtay inuu Gagaafo soo gaaro Wajigiisa.

Haddaba, halkaan hoose ka daawo sawiradda sidda ay udhacday in laacibkaan uu Xusul ku dhufto Carry Cahil.

Per Mertesacker receives treatment after a clash with Chelsea defender Gary CahillThe Arsenal captain was left covered in blood after being caught with an elbowThe Arsenal captain was left covered in blood after being caught with an elbowThe 32-year-old looked in good spirits as he celebrated the team's shootout victory

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close