SAWIRRO: Guardiola oo wajahayo labo xiddig uu kasoo fasaxay Bayern Munich iyo Barcelona

Kooxaha Man City iyo Stoke City ayaa kullan xiiso badan maanta wada ciyaari doono, waxaana kullankaas muhiimad gaar ah uu ugu fadhiyaa qaar ka mid ah xiddigiii Guardiola uu soo fasaxay.

Macallin Pep Guardiola ayaa galabta wajahaya xiddigaha Bojan Krkíc iyo Xherdan Shaqiri oo uu horay macallin ugu soo noqday

Labadaan xiddig ayaa ka wada tirsan kooxda Stoke City, Iyagoo horay ula soo shaqeeyay Guardiola waqtiyadii Barcelona iyo Bayer Munich.

Related Articles

3 thoughts on “SAWIRRO: Guardiola oo wajahayo labo xiddig uu kasoo fasaxay Bayern Munich iyo Barcelona”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close