SAWIRRO XUL AH: Tababarkii ugu dambeeyay Barcelona ka hor kullanka Man City

Kooxd Barcelona ayaa kullan aad u xiiso badan waxa ay habeen dambo la ciyaari doontaa nadiga Man City, waxaana kullankaas uu ka tirsan yahay koobka Champions League.

Ka hor kullanka bari kooxda Barca ayaa sameysay tababar ay isugu diyaarineyso waxaana kasoo dhex muuqday dhowr xiddig oo muhiim u ah kooxda.

Busquets, Neymar iyo xiddigo kale ayaa lagu dhex arkay tababarkii saakay kooxda ka dhisan gobolka Catalunya ee Barcelon .

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close