Schweinsteiger oo qarka u saaran in uu bil kale kasii maqnaado Man United

Waxaa sii kordheysa cabsida laga qabo in sida ugu dhaqsiyaha badan uu kusoo laabto xiddiga reer Jarmal iyo kooxda Man United Bastian Schweinsteiger.

Warsidaha Daily Mail ayaa sheegaya in xiddigan laga cabsi qabo in bil kale uu garoomada kasii maqnaado mahadaama uu wali la dhibaatoonayo dhaawicii ka helay Jillibka.

Xiddigan ayaa sagaal kullan u safan kooxdiisa isagoo dhaawacmay bishii Janaayo, waxaana qeyb uu ka yahay xiddigaha ay tabtay Man United.

Sikastaba waxaa laga yaabaa in bil kale uu kasii maqnaado kooxdiisa mahadaama xiddigan uu qaati  ka taagan yahay jugtii kasoo gaartay Jillibka.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close