Shanta cayaaryahan ee saaxiibada dhabta ah

Saaxiib dhab ah ma fududa in la helo hase ahaatee, dunida maanta waa laga heli karaa laba nasiib u yeeshay in ay isugu wacaan “BestFriends”.

Kubadda Cagta kama duwana School-lada, Jaamacaddaha iyo goobaha shaqada – waa madal dhallinyaro, baashaal waxa ay dhalisaa saaxiibo dunida caan ka noqda!

Dhinaca kale ma sahlana in laga helo saaxiibo dhab ah maadama CAANIMADU keeni karto qab weyne oo in la’sla jaan qaado adkaato.

Hadaba, shantan hoose waxa ay ka gudbee caqabadaas waxaana loogu yeeraa saaxiibada isugu jecel kubadda cagta!

1. Paul Scholes iyo Gary Neville

960

2. Paul Pogba iyo Jesse Lingard

maxresdefault-1-3

3. Olivier Giroud iyo Laurent Koscielny

B-eWbUUIIAAEhFX

4. Cristiano Ronaldo iyo Marcelo

maxresdefault

5. David Alaba iyo Franck RiberyAlaba_Ribery

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close