Shax isku dhaf ah oo laga sameeyay kulanka Tottenham vs Arsenal

Kulanka North London Derby ayaa la daawan doonaa manta waana mid ka mid ah kulamada ugu xiisaha iyo xamaasadda badan maadaama labada kooxood ay yahiin kuwa isku xaafad kasoo wada jeeda.

Tottenham Hotspur oo labadii kulan ee ugu dambeysay 4-dhibic ka heshay Manchester United iyo Liverpool ayaa marti loogu noqonayaa Wembley Stadum, sidaas darteed waxaa la filayaa inuu kulanka noqdo mid xasaasi ah.

shax isku dhaf ah ka sameysay waxeyna tirada ugu badan kasoo xuleen Tottenham Hotspur, waxeyna ku yeesheen 8-xidig halka Arsenal kaliya laga soo xulay 3-xidig

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close