Shax Laga Sameeyay Xiddigaha Ugu Qaalisan Suuqa Kala iibsiga Ee Ka Soo Jeeda Koonfurta America

Jariiradda ka soo baxa Spain ee As ayaa soo saaray shax laga sameeyay xiddigaha ka soo jeeda Qaarada koonfurta Ameica ee ugu qaalisan suuqa kala iibisga.

Xiddigaha ka soo jeeda qaarada koonfurta America ayaa si xawli ah ugu soo badanaya qaarada yurub kuwaas oo waliba ku soo bandhigay qaab ciyaareed heer sare ah.

Hadaba waxa aynu halkan ku soo bandhigi doonaa shaxda oo u dhigan sida tan soo socota:

Goolka: Claudio Bravo

Daafaca: David Luiz,Nicolás Otamendi,Thiago Silva

Khadka dhexe: Ángel Di María,James Rodríguez,Ricardo Kaka,Oscar.

Weerarka: Alex Teixeira,Neymar,Gonzalo Higuaín, Luiz Suarez.

 

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close