Shaxda ay kusoo gali karaan Arsenal iyo Sunderland

Kooxda Arsenal ayaa kullan xiiso badan waxa ay la ciyaari doontaa naadiga  Black Cats, iyadoo ciyaartaas ay ka tirsan tahay horyaalka Ingiriis-ka.

Wenger ayaa doonayo In uu guul ka gaaro Sunderland, xilli uu weyn doono xiddigo muhiim ah kuwaas oo seegaya kullankaan.

Chamberlain, Ozil iyo Sanchez ayaa kullankaan kusoo billaaban kara, halka Defoe iyo Rodwell ayaa dhanka kale laga yaabaa in lag soo bilaabo.

Shaxda Sunderland

lineup-1359-1

Shaxda Arsenal

lineup-1361

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close