Shax Isku Dhaf Ah Oo Laga Sameeyey Kooxaha Liverpool Vs Man City

Liverpool iyo Man city ayaa maanta iska hor iman doon xilli uu noqon doono kulanka ugu xiisaha badan ee ilaa haatan laga cayaara horyaalka Premier league marka loo eego weerarka labada kooxood oo dab ah.

Hogaamiayaasha premier league ayaa dhaliyay 64 gool 22-kii kulan ee ay cayaareen halka kooxda kaalinta 4-aad ee Liverpool ay dhalisay 50 gool.

Mohamed salah ayaa ilaa haatan reds u dhaliyay 17 gool halka Raheem Sterling iyo Sergio Aguero ay kala dhaliyeen 13 iyo 14 gool.

Hadaba waxa aanu halkan ku soo gudbin doonaa shaxda isku dhafka ah ee laga sameeyay kulanka xiisaha leh ee maanta dhici doona

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close