Shaxda Rasmiga Ah Ee FC Basel vs. Man City Oo La Shaaciyay – Yaa Kusoo Bilowday Garoonka

Macalimiinta kooxaha kala ah: FC Basel iyo Manchester City, ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan lugta hore ee tartanka Champions League.

Ciyaartaan ayaa waxaa lagu dheeli doonaa garoonka Basel, kaasoo lagu magacaabo St. Jakob-Park, kuna yaala Magaalada Basel ee dalka Switzerland

Hoos Ka Arag Shaxda Labadda Koox:

FC BASEL

KEYDKA | Salvi, Petretta, Zuffi, Van Wolfswinkel, Ajeti, Manzambi, Bua.

MAN City | Ederson, Walker, Kompany (C), Otamendi, Delph, Fernandinho, Gündogan, De Bruyne, Sterling, Bernardo, Agüero

KEYDKA| Bravo, Danilo, Stones, Laporte, Sané, Silva, Foden

Tags

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close