Shaxda Rasmiga Ah Juventus vs. Tottenham Oo La Shaaciyay – Yaa Kusoo Bilowday Garoonka?

Macalimiinta kooxaha kala ah: Juventus vs. Tottenham, ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan lugta hore ee tartanka Champions League.

Ciyaartaan ayaa waxaa lagu dheeli doonaa garoonka Marwadda, kaasoo lagu magacaabo Juventus Stadium, kuna yaala Gobolka Turin ee dalka Talyaaniga.

Hoos Ka Arag Shaxda Labadda Koox:

TOTTENHAM

JUVENTUS | Buffon; De Sciglio, Benatia, Chiellini, Alex Sandro; Khedira, Pjanic; Bernardeschi, Douglas Costa, Mandzukic; Higuain

Keydka | Szczesny, Marchisio, Asamoah, Rugani, Sturaro, Bentancur, Muratore

Tags

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close