Shaxda rasmiga ah kooxaha AC Milan iyo Genoa

AC Milan ayaa kullan xiiso badan waxa ay la ciyaari doontaa naadiga  Genoa, waxaana kullankaan uu ka tirsan yahay horyaalka  Talyaaniga.

Goolhaye Donnarumma ayaa caawa oo kale 25-kii Oktober, waxa uu naadigiisa AC Milan u saftay kullankiisii ugu horeeyay.

Genoa: Perin; Izzo, Burdisso, Munoz; Edenilson, Rincon, Veloso, Laxalt; Ninkovic, Simeone, Rigoni

Milan: Donnarumma; Poli, Paletta, Romagnoli, De Sciglio; Kucka, Locatelli, Bonaventura; Honda, Bacca, Niang

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close