Shaxda Rasmiga Ee Real Madrid Caawa Garoonka U Soo Gelin Doonta Oo Lagu Dhawaaqay

Boqorada Horyaalka Spain ee Real Madrid, ayaa waxay caawa dheeli doontaa kulan ka tirsan Tartanka koowaad ee loogu jecelyahay qaarada Yurub iyo aduunka ee Champions League, iyadoona dooneysa inay guul ku bilaabto kulankeedii ugu horeeyay.

Macalinka Los Blancos, Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqday shaxda garoonka usoo geli doonta iyadoona ay kasoo muuqdeen xiddigo waa weyn oo ka tirsan Los Blancos, waxaa muuqaneysa in Tababarahaan Faransiiska udhashay inuu caawa diyaar uyahay inuu Guulo qaato.

SHAXDA REAL MADRID EE GAROONKA USOO GELI DOONTA

AbDi RaHmAn AdAnI, Reporter

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close