Sheekooyinkii Ugu Dambeeyay Ee Laga Qoray Xidiga Ay Shiishka Ku Hayso Barcelona Ee Coutinho

Kooxda Barcelona, ayaa waxay dadaal dheer ugu jirtaa sidii ay uheli laheyd bedalka xiddigeeda Neymar, kaasoo 222 Malyuun kaga biiray Naadiga PSG, ee dalka Faransiiska, wuxuuna saxiixay shan sano oo heshiis ah, Laacibiinta ay Barca, usoo xulatay inay bedalaan xiddigaan ayaa waxaa kamid ah wiilka Liverpool, ee Coutinho, kaasoo kooxdiisu ay ka goos adeegeyso inay iibiso ciyaaryahankeeda Brazil udhashay.




Barcelona, ayaa waxaa lagu waramayaa in xiddigaan ay ku dooneyso aduun dhan 100 Malyuun, iyadoona Reds ay dal baneyso lacag intaas ka badan, waxaana soconeyso wadahadallo udhaxeeya laba kooxood.

Wararkii ugu dambeeyay ee laga qorayo xiddigaan ayaa waxay sheegayaan xiddigaan uu usheegay kooxdiisa uu ka dal baday in la iibiyo, wallow Liverpool ay beenisay, iyadoona saacadaha soo aadan la filan karaa inuu wax soo kordho.

Abdi Rahman Adani

My name is Abdi Rahman Jilani Mohamed Adani, I am sport writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close