Sidee Ayay Noqon Doonta Shaxda Real Hadii Ay Isku Hesho, Neymar, Hazard Iyo Icardi [Daawo]

Boqorada horyaalka dalka Spain ee Real Madrid, ayaa waxaa aad loola xiriirinayaa inay lasoo wareegeyso saddex ciyaaryahan, oo uu wehlinayo Goolhaye Thibaut Courtois, oo dalka Belgium kasoo jeeda

Xidigahaan ayaa ukala dheela kooxaha kala ah: PSG, oo Neymar ah, Inter Milan oo Icardi ah, Eden Hazard iyo Goolhaye Thibaut oo naadiga Chelsea uwada dheelan, waana isku dal ama hal wadan ayay kasoo wada jeedaan.

Sidoo kale, waxyaabaha la hadalhayo waxaa kamid ah in Tababare Zinedine Zidane laga ceyrin doono Los Blancos, lana keeni doono hogaamiyaha kooxda reer London ee Spurs, ninka lagu magacaabo Mauricio Pochettino.

Dhamaan, waxyaabahaan waxay qorsheenayaan maamulka Cad-Cadka, sanadka soo aadan ee 2019, sida ay baahiyeen qaar kamid ah warbaahinta ugu afka dheer ee dalka Spain, oo ay kamid yihiin, Don Balon.

Habada hadii ay Real Madrid, isku hesho xidigahaan iyo macalinkaan, sidii ayay noqon doontaa shaxdaan, waxaana meesha ka bixi doona ciyaaryahano waa weyn, kuwaasoo ay hada ku duusha Real Madrid.

Hoos Ka Arag Shax Laga Sameeyay:      

How Real could potentially look come the start of the 2019-20 season if they land their targets           

Tags

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close