Sidee noqon kartaa shaxda Mourinho haddii uu Pogba yimaado” EEG

Laacib.so: Kooxda Man United ayaa dhawaan lasoo wareegtay xiddigaha Ibrahimovic, Mkhitrayan iyo Baily, waxaana la hadal hayaa shaxda macallinka uu kusoo gali doono xilli ciyaareedka billaaban doono.

Shabakadda Laacib,so ayaa u aragto shaxdaan tan ugu haboon uu mourinho adeegsan doono mahadaama kooxda ay tallaabo u jirto in ay dhameystirto saxiixa Pogba.

                      EEG SHAXDA 

submit football lineup

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close