Simeone Oo Fariin Cajiib Ah U Soo Diray Chelsea Kadib Markii Ay Ka Ciribtirtay Tartanka UCL

Tababaraha kooxda kubada cagta Atletico Madrid, ee Diego Simeone ayaa waxa uu sheegayaa in Chelsea ay uqalntay in iyaga ay ka badiso waayo buu yiri: “Waxay ahaayeen kuwa wax walba sameeyay ilaa iyo dhamaadka kulanka.

Labadaan kooxood, ayaa waxa uu kulankooda oo dhacay xalay oo Talaado ahayd, uu ka qabsoomay Magaalada London, gaara ahaan Stamford Bridge, waxa uuna kusoo dhamaaday 1-1, iyadoona ay sidaas uga hartay Blues, koobkaan.

Hadaba, markii ay soo dhamaatay ciyaartaan, ayaa waxa uu Simeone, oo la hadlay suxufiyiinta, waxa uu daboolka ka qaaday inay urajeynayaa wax fican Blues:- wuxuuna sheegayaa inay bilaabi doonaan loolal cusub.

Waxa uu yiri: “Maxay ahayaeen mid go’aamin ah, hadii aan dhalin lahayn goolal, waxa aan kaliya guul dareysanay dhamaan kulamadii Champions League, hal jeer, waxaana 93 daqiiqadood aan isku deynay wax kasta.

“Waxa aan doonayaa inaan ku dhiiro giliyo xidigaheyga loolanka cusub ee nooga bilowday UEFA Europa League, waxaana uuna nooga dhigan yahay sida kulan saaxiibtinimo, waxaa meel nooyaala, La Liga, Copa Del Rey iyo kuwa kale.

Wuxuu kusoo gaba gabeeyya: “Waxaan filayaa in aanan guul dareysan dhamaan, kaliya waan aragna waxa dhacay, waxaana filayaa inay uqalmaa arinkaas, waxaana u rajeynayna wanaag badan.

Tags

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close