Somalia oo galabta la cayaari doonta wadanka Russia

Xulka qaranka Somaliya ee kubad Cagayraha ayaa galabta waxey la ciyaari doonaan qaranka Rushka tartanka koobka aduunka ee kubad cagyaraha .

Ciyaartan ayaa laga daawan doonaan magalada Mugdishu Saacada markey tahay tobanka iyo qadar sodan daqiiqo

Somaliya ayaa xalay qasaaro 3-2 waxey kala kulantay qaranka Brazil ciyaar xiiso badan oo ku dhamartay caasimada Tunisa .

 

 

Ramzi Yare

My name is Ramzi Yare Abdullahi, I am sports news writer and reporter for Laacib.so by Online in Mogadishu, Somalia

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close