Suares oo safarka barcelona ee england kula kulmay saxiib reds ay isku waayeen..waa kuma?

Luis Suarez ayaa la kulmay saaxiibkiisii hore ee Liverpool ee  Philippe Coutinho.

Suarez iyo Coutinho ayaa waqti cajiib ah isla markaana waqti ay isku fahmeen ku soo wada qaatay Anfield taas oo xidiga ree Uruguay ku qasabtay in aanu marnaba mankiisa ka go’in lana kulmo xidiga ree Brazil ee Coutinho.

Philipe Coutinho ayaa bartiisa Instagramka soo dhigay asaga iyo Luis Suarez oo sare u haya gabadha yar ee Coutinho ee Maria philipe la yiraahdo waxa uuna coutinho kusoo qoray : “Waa wax fiican in aan ku arko saaxiibkayow!”.

Suarez ayaa markasta oo uu England yimaado aan seegin in uu waqti la qaato xidigihii ay Anfield ka soo wada ciyaareen caawana waxa ay kooxdiisa ka hortageysa kooxda rer manchester ee man city.

suares-iyo-coutinho

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close